Barnaamijka Ganacsiga "By Ziiro"

Barnaamijka Ganacsiga Qaybtii 2aad Episode 2 Helida Fikrad Ganacsi

Oct. 11, 2020

Barnaamijka Ganacsiga waa barnaamij loogu talagalay dadka jecel ama xiisaya arrimaha Ganacsiga sida bilaabida, kobcinta iyo horumarinta Ganacsiga, waxanad barnaamijkan la heli doontaa xogo mihiima oo ku saabsan Ganacsiga.

Podparadise.com neither hosts nor alters podcast files. All content © its respective owners.