Gorfeyn Podcast

Gorfeyn Podcast - Hab-baridda ardayda qaba Autism-ka- Macallin Rahma Abduqaadir

May 31, 2023

Gorfeyn Podcast todobaadkan wuxuu diiradda saaray hab-baridda ardayda la nool xaaladda Autism-ka.
Waxaa marti ku ah Macallin Rahma Abduqaadir Maxamed oo 10 Sano ka shaqeyneysay Waxbarid Caruurta la nool Autism.

See omnystudio.com/listener for privacy information.

Podparadise.com neither hosts nor alters podcast files. All content © its respective owners.