July 29, 2024
Xasuusinta xalqadan
Muhiim ma aha in aad guursato mar hadii saaxibadaa, intii kuu dhawayd iyo intii aad taqaanay ay guursadeen.🌼
Waxa se ka muhiimsan in aad guursato dookhaaga, aad yagleesho reer ilaahay raali ku noqdo, sidoo kalena aad dhisto guri lagu xasilo oo guryaha kale ka nuur badan ilaahay xagiisa.🌼
Waxa ka mubiimsan in aad guri lagasho saaxiib yar oo wax garad ah oo xasilooni iyo farax ay isku biirinayso aragtidiinu.🌼