Aug. 6, 2024
Xasuusinta maanta
Waliga wax kaa dhacay caruurnimo iyo wax kugu dhaca wakhtiyo kahorow midna ha ceebaysanin.
Waayo Khasaare maaha waxkastoon guda ahaan ku farxad galinini. Balse waa khibrad, waa waaya aragnimo, waa aqoon iyo dabar ku celin doona oo arimaha aad soo aragtay naftaada kama yeeli doontid markaad qoonsato markale inay kugu soo laba laabtaan.
haaday jiraan waxyaalo aad ka timid ama waxyaabo hore, oo aad isu ciilayso dartoodi ogoow inaad nooshahay wakhti kale, da. kale, xaalad kale iyo marxalad oo aad aragti cusub joogto. Waxyaabaha aad yeelaysayna aad u yeelaysay wakhtigaa garaadkaagu intuu jiray eed ahayd. Maantana intii laga yimid oo aad kortay naf ahaan, maan ahaan maskax ahaan, da.ahaan iyo garaad ahaan intaba.