Podcast
BIDHAAN podcast
Maryam
Marka aad lawadageyso gabadha walashada ah talo iyo tusale si aysan ayadana ogu dhicin godkii madoba aad adiga ku dhacday hada kahor, waa markasta ay kor u kaceyso kalsonida naftada aad ku qabto iyo sido kale in aad u ogolaneyso naftada korinka. Magaceygu waa maryam, waxan ahay dadihiyaha barnamijka Bidhaan, waxan aminsanahay in ay noloshada wax ka badali karto qiso aad dhageysatay markaad si taban noloshada ogu dabaqdo. Kuso dhawaw …
Episodes
0
Indexing this feedEpisodes will appear here as soon as the worker finishes.
Prefer another app? Listen on Apple Podcasts ↗