Inclusion Matters

https://www.inclusivechildcare.org/InclusionMattersItunes.xml Challenging Behavior--Putting the Pause Button between Impulse and Action [Dabeecadaha adag: Xakamaynta damaca inta uusan cunugu ficil qaadin]

June 4, 2018

Markii macalinka ubadka yar yar waxbara uu cunugu laficiltamo, qof guuleeysanaya majiro.  Waxaan rabnaa caruurtu in ay bartaan in ay iskood wax u qabsadaan in ay yeeshaan xilkasnimo.  Waxaa masana lagarabaa caruurtii in ay waafaqsanyihiin nadaamka kajira goobta xanaanada iyo wax barashada iyo in ay bulshada xiriir wanaagsan lasamaystaan.  Maqaalkaan wuxuu kusiinayaa xeelado aad kaga caawinaysid caruurta in ay dhanka wanaagsan wax ka abaaran.

 

Podparadise.com neither hosts nor alters podcast files. All content © its respective owners.